Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home WARBIXINNO MAQAL AH

Isku-dhaca qoysaska lamaanaha ah oo ku soo badanaayo xerayaha Dhadhaab

Radio Ergo by Radio Ergo
July 25, 2019
in WARBIXINNO MAQAL AH
0
Buurhakaba: Daad qaaday cunto u keydsaneyd 730 qoys

Sawir kayd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Xafiiska qaadiga iyo guddiga xallinta khilaafaadka ee xerada Iffo oo ka tirsan xerayaha Dhadhaab ayaa sheegaya in kiisaska ugu badan ee ay qabtaan dhawaan ay yihiin muranka iyo khilaafyada ku salaysan arrimaha dhaqaala ee qoysaska.

Sanadkan oo kaliya ayay sheegeen in ay qaabileen 502 qoys oo 402 ka mid ah ay kiisaskooda ku xalliyeen xaal mastoor halka boqolka kale ay kala tageen marki loo caalwaayay.

Fadlan halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.

Previous Post

Ku dhawaad 2000 oo qoysas xoolo-dhaqato ah oo ku soo barakay magaalada Buurdhuubo

Next Post

IDAACADDA MAANTA, KHAMIIS 25 JULY 2019

Related Posts

Roob khasaaro geystay oo ka da’ay Puntland
Masiibooyinka

Duufaanta Gati oo la saadaalinayo inay uga sii dari doonto xaaladda cunto-yari ee Soomaaliya

December 2, 2020
Boqollaal qoys oo ku xoolo waayay abaaraha oo la siiyay deeq xoolo ah
Arrimaha Bulshada

Reer miyiga degmada Cadaado oo loo fududeeyay waxbarashada dadka waaweyn

November 7, 2020
Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad
Caafimaadka

Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad

October 30, 2020
Baydhabo: Suuq ay sameysteen dad soo barakacay
Arrimaha Bulshada

Hargaysa: Hay’adda Horizon oo dalbaneysa in baaris madax-bannaan lagu sameeyo kiis kufsi ah

July 6, 2020
Qoysas barakac ah oo ku tiirsan shaqooyin ay qabtaan carruurtooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadaallo looga hortagayo in cudurka Koroona uu ku faafo xeryaha barakaca ee Hargeysa

June 9, 2020
Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah
WARBIXINNO MAQAL AH

Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah

March 31, 2020
Next Post

IDAACADDA MAANTA, KHAMIIS 25 JULY 2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-FEB-2026

IDAACADDA 07-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-FEB-2026
February 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-FEB-2026
February 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-FEB-2026
February 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-FEB-2026
February 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-FEB-2026
February 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo