Magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag waxaa laga daah-furay mashruuc ballaaran oo caafimaad, kaasoo lagu magacaabo Mashruuca Daryeelka Caafimaadka Asaasiga ah....
Koox haween mutadawiciin ah oo isku tagay, ayaa ku guuleystay in ay si rasmi ah ka ganacsiga iyo cunista qaadka...
Xilli kasta marka ay webiyadu fatahahaan, khasaaraha ugu badan waxaa uu gaaraa beeraleyda Soomaaliyeed, iyadoo dalagyada ay beeraha ku beertaan...
Inka badan 400 oo qoys oo ku nool xeryo dadka barakacay oo ku yaalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, ayaa...
Qoysas xoolo-dhaqato ah oo ku ceyroobay abaarahii dalka ka dhacay ayaa dib ugu laabtay noloshii miyiga iyo dhaqashadii xoolaha, kaddib markii...
Shirkada SBI ee cabitaanka sameysa, ayaa xaafadaha magaalada Hargeysa ka sameynaysa biyo galin dhinaca beebka ah si ay biyo u...
Inka badan afartan carruur ah, ayaa la xaqiijinayaa in uu soo ritay cudurka xiiq-dheerta tuulada Coodanle oo ku taalla koonfurta...
Haween badan, oo raggii qabay ay ku dhinteen colaad muddo ka jirtay deegaanka Dhumay ee koonfurta Sool, ayaa saameyn iyo...
Bandhig lagu soo bandhigayey wax soo saarka timirta ee deegaannada Puntland, ayaa lagu qabtay magaalada Garowe. Waxaa ka qeybgalay inta...
Ergeyga hay'adda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR u qaabilsan, arrimaha dadka qaxootiga ee gobolka geeska Afrika, Maxamed Cabdi Afey oo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo