Sagaashan qof oo ay ku jiraan haween uur leh ayaa la geeyay isbitaalka magaalada Carmo ee gobolka Bari kuwaas oo...
Ururrada haweenka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku yeeshay shir weyne looga hadlayay caqabadaha haweenka iyo sida looga gudbi karo....
Weriyeyaasha Soomaalida ayaa la kulma tacaddiyo dil, isku day dil iyo xarig isugu jira, kuwaas oo aan weli si cad...
Gudniinka ayaa ah sanco ay weli isticmaalaan Soomaalida, gaar ahaan kuwa ku nool bariga Afrika. Gabdho badan ayaa la kulmo...
In ka badan 40 qoys oo horay u ahaa xolo-dhaqatadii ku cayroobay abaarihi dalka ka dhacay ayaa dib u billaabay...
Naafada ku nool dalka Soomaaliya ayaa sheegay inaysan helin waxyaabaha ay xaqa u leeyihiin, sida waxbarashada, caafimaadka iyo shaqooyinka. Waxay...
Dadka barakaca ah ee ku nool magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa iibsaday dhulal ay iyagu leeyihiin si ay uga...
Xanuunnada gaaska, beer xanuunka, macaanka iyo dhiig-karka ayaa la sheegay inay noqdeen kuwa ugu badan ee dadka ku nool magaalada...
Dowladda hoose ee magaalada Berbera ayaa hirgelisay sharci canshuur-dhaaf loogu sameynayo qof kasta oo geed beera. Agaasimaha arrimaha bulshada ee...
Qaar kamid ah dadka qabo xanuunka dhimirka ayaa laga saaray isbitaal xanuunka maskaxda lagu daweeyo oo ku yaalla magaalada Buuhoodle,...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo