Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Mashruuc weyn oo caafimaad oo laga daah-furay Dhahar

developer by developer
November 30, 2018
in Caafimaadka, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Mashruuc weyn oo caafimaad oo laga daah-furay Dhahar

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag waxaa laga daah-furay mashruuc ballaaran oo caafimaad, kaasoo lagu magacaabo Mashruuca Daryeelka Caafimaadka Asaasiga ah.

Waxa uu ka kooban yahay shan MCH, shan xarumood oo kuwa caafimaadka ah iyo labo goobood oo nafaqeyn ah. Waxaa dhammaan xarumahan laga hirgelinayaa deegaannada magaalooyinka Dhahar iyo Badhan ee gobolka.

Fulinta mashruuca oo ay iska kaashanayaan wasaaradda caafimaadka Puntland iyo hay’adaha Care, Unicef iyo USAID waxaa ka faa’iideysanaya dadka ku nool deegaanadaas, gaar ahaan kuwa ay abaaruhu saameeyeen si carruurtooda loogu daryeelo. Inka badan 100 shaqaale ah ayaa qorshuhu yahay in ay ka howlgalaan xarumaha.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa daah-furay Arbacadii (November 28). Haddaba si aan faahfaahin dheeraad ah uga helno ayaa weriyaha Raadio Ergo ee gobolka Sanaag, Maxamed Saalax waxaa uu ka wareystay arrintan isku-duwaha wasaaradda caafimaadka Puntland ee Dhahar, Daauud Maxamed Bardaan. Waxaa uu ugu horreyn weydiiyey bal in uu sharxo waxa uu yahay mashruucan.
https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/11/Waraysi-Mashruuc-Caafimaad-oo-ballaaran-oo-Sanaag-laag-hirgaliyey.mp3
Previous Post

Qiimaha Xoolaha

Next Post

DHEGEYSO BARNAAMIJKA GOBAAD

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dhegeyso Barnaamijka Gobaad

DHEGEYSO BARNAAMIJKA GOBAAD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo