Dadka ku nool xaafadda Buundo-weyn ee magaalada Beledweyne ayaa sameeyey howl iskaa wax u qabsa ah oo ay ay isaga...
Gabdhaha dhakhaatiirta ah ee ka shaqeeya caafimaadka iyo qalliinnada haweenka, kana howlgala sheegayo isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee magaalada Hargeysa...
Dadka qabo cudurka HIV/AIDS ee ku nool magaalada Hargeysa, ayaa sheegayo in ay la kulmaan faquuq joogto ah iyo in...
Qaar kamid ah haweenka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fursado ganacsi oo cusub ku soo...
Inka badan 400 oo qof oo qabo xanuunka qaaxada, ayaa laga diiwaangeliyey isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Dadkan ayaa isugu...
Carruurta qoysas isugu jiro barakac iyo qaxooti oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa helay waxbarasho bilaash. Qoysaska carruurahaan ay ka...
Hayada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee Unhcr qeybteeda diwangelinta iyo waaxda arrimaha qaxootiga ee dowladda kenya ayaa xeryaha Dhadhaab...
Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee maamulka koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa hay’ado ka tirsan hay’ado ka tirsan...
Magaalada Nairobi iyo qeybo kale oo ka tirsan dalka kenya waxaa afartii bilood ee u dambeeyay ka socday olole buugaag...
Sharci lagu mamnuucayo isticmaalka iyo ka ganacsiga bacda ayaa laga soo saaray Puntland. Sharciga oo uu dhowaan ansixiyay baarlamaanka Puntland...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo