Magaalada Kismaayo waxaa ka dhisan xarun isbitaalka magaalada u qaabilsan keydka dhiigga iyo diyaarinta dadka tabarucaadda u bixiyo dhiigga. Tani...
Arday wax ka baranayey dugsiga hoose/dhexe oo ku yaalla tuulada Huguf oo ka tirsan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa...
Ilaa 2,000 oo qoys oo bishii Sebtembar ku barakacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, cabsi ay ka qabeen in lagu kor...
Wasaaradda deegaanka ee Puntland ayaa in muddo ah ka wado gobolka Ceyn mashruuc ballaaran oo la isaga kaashanaya ka hortagga...
Ilaa 30 qof oo u badan carruur ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Cudurka...
Qaxootiga ku jira saddexda xero ee Dhadhaab waqooyi bari Kenya ayaa markii ugu horreysay hay’addaha gargaarku siinayaan gaaska cunnada lagu...
Dadka ku nool tuulada Xawaadley oo 42km dhinaca waqooyi bari ka xigta degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku...
Dhibaatooyin caafimaad ayaa ka jira degmada Balcad iyo deegaannada hoostaga ee gobolka Shabeellaha dhexe. Waxaa baahida ugu badan qabo haweenka...
Si Wasaaradda caddaalada Puntland ayaa lixdii bilood ee la soo dhaafay lix magaalo ka hirgelisay xafiisyo ka shaqeeya xallinta khilaafaadka...
Gabdho loo tababaray in ay bulshada qaxootiga ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee gobolka waqooyi-bari Kenya ka wacyi geliyaan dhibaatada...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo