Qaar ka tirsan xoolo dhaqatada ku nool miyiga Buuloburte ayaa ka cabanaya bahalka gendiga, waxay sheegayaan inaysan haysan daawooyin ay...
Madaxa xarunta xuquuqal insaanka madaxa bannaan Guuleed Axmed Jaamac ayaa sheegay in dadka baahiyaha kala duwan uga soo barakacay deegaannadooda ay...
Shacigan oo lagu dhisayo hay'adda naafada qaranka waxaa saxiixay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaddib siddeed billood oo uu hor...
Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa gobolka Sanaag ka sameysay ol-ole Wacyigelin ah oo bulshada loogu sheegayay in la joojiyo xaalufka dhulka...
Beeraleyda bariiska tacbada ee degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaya suuq xumo soo food-saartay wax soo saarkooda,...
Konton kamid ah maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa la baray xirfado sida korontada...
Agaasimaha isbitaalka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa u sheegay Raadiyo Ergo in daawo la'aan ay ka jirta isbitaalka magaalada,...
Gabdho badan oo Soomaaliyeed ayaa cilmiga sharciga ka barta jaamacadaha si ay qeyb uga noqdaan nidaamka garsoorka ee deegaannada ay...
Dadka ku nool deegaanka Ceel-sheekh oo ka tirsan deegaannada xeebta degmada Lughaye ee gobolka Awdal ayaa ka cabanaya dhurwaa dad qaad...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo