Arrintan ayaa timid markii hay'adda LUTHERN WORLD FEDERATION (LWF) oo gacanta ku haysa iskuullada ee xeryaha Dhadhaab ay shaqadii ka...
Dhaqtar Abshir Maxamuud Axmed oo ah agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha ee Hirshabeele ayaa sheegay in cudurka jadeecada uu hayo ariga,...
Qoysaskan ayaa ahaa kuwo Hay,adda Save the Children ay booyado biyo dhaamin ugu sameyn jirtay hase yeeshee muddo seddex bil...
Cunno yaraan haysata labo boqol oo qoys oo ku nool xero lagu barakacay oo ku taalla degmada Ceel-barde ee gobolka...
In ka badan 300 oo qoys ayuu maamulka degmada Balcad ku qiyaasay inay ku barakaceen colaad u dhexeyso labo qabiil...
Xarunta xuquuqda aadanaha madaxa bannaan ee Somaliland ayaa ka walaacsan wax ka beddel lagu sameeyay xeerka lagu maamulo booliska oo...
Dhaqtar Axmed Maxamed Xuseen oo ah maamulaha isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in kaneecadu ay kaalin weyn ka...
Cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee banaadir ayaa shalay maamulkiisa sheegay inay albaabbada isugu dhufteen laba qeyb oo shubanka ah oo...
Dhallinyaro mutadawiciin ah oo gaarayo 500 oo qof oo kala jooga gudaha Puntland, dalalka khaliijka Carabta,Yurub iyo Waqooyiga Ameerika ayaa...
Dadka beerta shinida ee ku nool qaybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in sanadkaan cayayaan badan oo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo