Dhaqtar Axmed Maxamed Xuseen oo ah maamulaha isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in kaneecadu ay kaalin weyn ka qaadato inuu faafo xanuunka kaduudiyaha oo ka jira magaalada kismaayo. Dhaqtarka oo ka hadlay sida ugu fudud ee xanuunka lagu daweyn karo waxaa wareysatay Weris Maxamed.