Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in cudurka xiiqdheerta uu ka dillaacay Ceelbarde iyo tuulooyinka u dhow. Ilaa...
In ka badan afartan tuulo oo ka tirsan Dhuusomarreeb ayay ka jirtaan biyo yaraan saameyn ku yeelatay xoolo-dhaqatada iyo dadka...
Wasaarada Maaliyada Galmudug ayaa labadii bil ee ugu danbeysay wadday diiwan gelinta goobaha ganacsi ee ku yaalla magaalooyinka waaweyn, waxaana...
Wasaarada Ganacsiga ee ismaamulka Gaarisa ayaa daah furtay mashruuc ay shaqo-abuur ugu samayneyso 4,000 oo qof oo iskugu jira haween,...
Meelo ka mid ah Soomaaliya lagama isticmaalo lacagta shilinka Soomaaliga, waxayna dadku isticmaalaan lacag doolar ah oo ay ku shubtaan...
Xarunta caafimaadka ee deegaanka Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyay qabaanayay kiisas nafaqo-darro ah. Dr. Cumar...
Dadka ganacsigoodu gubtay ayaa u badan haween waxaana ay siyaabo kala duwan u iibin jireen dharka celiska ah ee huudheyda...
Deegaanka ma laha xarun caafimaad, waxayna waalidiinta ay carruurtoda ku daweeyaan biyo lagu kariyo geedka mareerka la yiraahdo, oo ay...
Xaruntaas oo la xiray dabaayadii sannadkii hore kuna taalla degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxay kaloo bixin jirtay adeeg sheybaar...
Barnaamijka dhallinyaradan lagu tababaray kaddibna shaqada loogu abuuray oo laga sameeyey degmooyinka Badhan ee gobolka Sanaag, Dangorayo oo Nugaal ah iyo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo