Dadka ganacsigoodu gubtay ayaa u badan haween waxaana ay siyaabo kala duwan u iibin jireen dharka celiska ah ee huudheyda loo yaqaano. Kuwo ayaa gadi jiray dharka cusub oo qeyb ka ahaa bacadlaha dharka ee gubtay, halka kuwa kalana ay gadayeen digaagga oo noloshooda ay ka maareyn jireen. Cali aadan ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.









