Waraabe raxan raxan u socda ayaa dhibaato ku haya dadka ku nool tuulooyin ka tirsan ismaamulka Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari...
Xoolo-dhaqatada ku nool deleedka Garoowe ayaa sheegay in gaadiidka dhagaxa gura ay sababeen in dooxooyinkii ay xoolaha daaqsan jireen xilliyada...
DHowr jeer oo bishaan aan ku jirno ee Jannaayo ah ayuu dab baabi'iyay xarumo ganacsi oo ku yaalla meelo kala...
Nafaqo-darro ayaa laga soo sheegayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Xayaad Cumar Axmed oo ah madaxa xarunta hooyada iyo dhallaanka...
In ka badan 160 arday oo wax ka baranayay dugsiyo sare oo ku yaalla xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya...
Biyo yaraan daran ayaa ka jirto deegaanka Geriley ee gobolka Gedo. Roobkii dayrta ayaa ku yaraa deegaanka, taas oo keentay...
Dad lagu qiyaasay labo kun oo qoys oo ku nool deegaanka Gidheys ee gobolka Galgaduud ayaa ka faa'iideysanaya ceel riig...
Webiga shabeelle ayaa la sheegayaa inuu ka qallalay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose. Biyaha webiga waxaa ku tiirsan beeraley...
Tuulada Wayaamo-jibriil oo hoostagta degmada Gaaris ayay ka guureen dad gaaraya 280 qoys oo ah xoolo-dhaqatadii deegaanka. Biyo la'aanta ayaa...
Ilaa labaatan arday oo ka baxay fasalka shanaad ee dugsiga dhexe ee tuulada Ceel-la-helay ayaan waxbarashada sii wadan karin fasallo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo