Halkan ka dhegeyso qeybtii shanaad oo kamid ah ruwaayadda Amal oo ah sheeko taxane ah oo uu soo saaray raadiyaha arrimaha bani’aadannimada ee Ergo. Sheekada Amal waxay ka hadleysaa daryeelka iyo badqabka carruurta Soomaaliyeed.
Waxaad dhegeysan kartaa maalmaha Jimcaha iyo Isniinta.










