Waxaan ku soo qaadaneynaa maanta magaalada Burco iyo qiimaha ay xoolaha ka marayaan. Weriyaheena Sidiiq Yuusuf Khalaf ayaa tagay seyladda xoolaha ee magaalada, wuxuuna la kulmay qaar kamid ah dillaaleyda suuqa.

IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo