Gabdhaha dhakhaatiirta ah ee ka shaqeeya caafimaadka iyo qalliinnada haweenka, kana howlgala sheegayo isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee magaalada Hargeysa ayaa sheegayo in ay kala kulmaan caqabado bukaannada ay u adeegaan.
Waxay sheegeen in gaar ahaan xilliyada haweenka uurka leh ay ku adkaato in ay si caadi ah u dhalaan, marka ay u baahdaan in qalliinka loo sameeyo ay dumarkaas ay u sheegaan in gabar dhakhtarad ah aysan sameyn karin qalliin ay ku kala badbaadin karto.
Haddaba caqabadaha sida ay u wajahaan iyo waxa ay ku xalliyaan ayaan ka wareysanay Guddoon Xaaji Aadan oo ah dhakhtarad ka howlfasha isbitaalka guud ee Hargeysa. Ilyaad Cabdi Cali ayaa wareystay.









