(ERGO) - In ka badan saddex kun oo neef oo xoolo ah oo iskugu jira geel, ari iyo lo' ayaa...
(ERGO) - Qoyska Ruqiyo Maxamed Sheekh Xasan oo daggan xerada dadka soo barakacay ee Farjanno ee magaalada Boosaaso ayaa dhibaato...
(ERGO) - Xaliimo Caalin Diinle oo iyada iyo carruurteeda oo siddeed ah ay in ka badan shan iyo toban sano barakac...
(ERGO) - Afar kun iyo toddobo boqol oo qoys oo degganaa magaalada Mustaxiil ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maamulka...
(ERGO) - Shan boqol iyo konton qoys oo ah beeralay deggan 54 tuulo oo ka tirsan degmada Ceelbarde ee gobolka...
(ERGO) - Cudurka COVID19-ka ayaa saamayn ku yeeshay nolasha haweenka ka shaqeeya xaafadaha magaalada Gaalkacyo kadib marki dadka loo shaqayo...
(ERGO) - Labo boqol iyo lix qoys ayaa bishii hore ee Maarso ku soo biiray dadka barkaca ku ah magaalada...
(ERGO) - Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka maamulka Galmudug ayaa tan iyo dhammaadkii bishii Maarso wacyigelin la xiriirta ka hortagga...
(ERGO) - Cali Xasan Maxamed, waa 28 jir qabta shaqada liin-qalajinta si uu u badbaadiyo nolosha qoyskiisa oo 6 qof...
(ERGO) - Magaalada Jigjiga waxaa ku dhowaad saddex todobaad ka jirta xaalad biyo yari ah oo saameyn ku yeelatay qoysas...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo