Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Gaalkacyo: Haween ku shaqo beelay cudurka COVID19

Radio Ergo by Radio Ergo
April 15, 2021
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Muqdisho: Shaqooyinkii ay barakacayaashu nolosha ka debberan jireen oo gagaabsi noqday

Keydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Cudurka COVID19-ka ayaa saamayn ku yeeshay nolasha haweenka ka shaqeeya xaafadaha magaalada Gaalkacyo kadib marki dadka loo shaqayo qaarkood u sheegeen inaysan rabin in loo qabto shaqoo cabsi ay ka qabaan awgeed cudurka COVID19-ka.

Xareedo Sugaal Ismaaciil oo degan xero barakaca oo ku taalla duleedka magaalada Gaalkacyo oo haysta sagaal carruur ah, ayaa shan ka tirsan carruurteeda oo dhiganayay dugsi hoose dhexe ay ka hareen waxabarashada bishi march ee snadkan 2021.

Sababta ugu way nee ay uga hareen ayaa ah in hhooyadood ay bixin wayday lacagta lagu dhigto iskuulka oo ahayd 25 doollar.

Dadki ay guraha iyo xafiisyada ay u nadiifin jirtay ayaa u sheegay inyasan shaqo rabin oo iska ilaalinayaan cudurkan. Arrintan ayaa saamayn dhanka nolasha ah ku yeelatay qoyskeeda.

“Hal wakhti ayaan wax karsanaa, dariska ayaa nagu caawiya inta badan, waanisku dayaa in aan shaqo raadiyo laakiin shaqo ma jirto,” waxaa sidaa radio Ergo u sheegtay Xareedo.

Marki hore waxaa s ogali jiray dhaqaale gaarayay 20 doollar maalinti, taasi oo ay ku dabari jirtay nolasha guud ee carruurteeda.

“Albaabka ayaan ku gargaraacaa waxaa dhahaa dhar-dhaqis ma rabtaan, markaas ayay qaarkood I dhahaan haddaa dharka noo dhaqdo ama guriga noo hagaajiso, oo aanan kuu awoodin lacagta aad ku shaqaysay maxaan kuu siinaynaa,” ayay tiri Xareedo.

Khadiijo Cali Cabdi oo haysta shan carruur ah ayaa sheegtay in dadki ay u shaqayn jirtay u sheegeen inay ka cabsanayaan Karoonaha oo aan lays dhexgalin karin.

Waxay lahayd dad macaamiil ah oo ay u nadiifin jirtay guryaha iyo goobaha ganacsiga, taas oo maalinti ay ka soo gali jirtay 10 doollar oo ku filnayn nolal maalmeedka qoyskeeda.

Khadiijo oo hadda degan xero barakac ayaa horay u deganayd guri kiro ahaa balse ay ka soo guurtay bishi march oo aisk abixin wayday lacagta kirada oo 25 doollar ahayd.

Khadiijo iyo carruurta oo hadda ku nool aqal buusha ah oo ku yaalla xerada Qorraxay oo ku yaalla duleedka Gaalkacyo oo kaga hoydaan qabawga habeenkii iyo kulaylka maalintii, ayaa halkaas waxaa ku haysta muddo sedex bil ah cunto yaraan.

Nolashooda waxay ku tiirsan tahay hal doollar ama hal doollar iyo bar ay so hesho maalmaha qaar. Shaqo la’aanta ka dhalatay COVID19-ka ayaa saamasay nolasha boqollaal qoys oo ku tiirsanaa dhaqaalaha ay ka helaan shaqooyinka yar yar ee qabtaan.

Dadkaas waxaa ka mid ah Maryamo Xassan Cabdi, oo haysta carruur agoon oo muddo toban sano ah ku shaqaysan nadiifinta guryaha iyo xafiisyada, hadda maalin waba aadda suuqa si ay u soo hesho lacag ay raashin ugu soo iibiso carruurteeda.

“Maalmaha qaar waxaan soo helaa laba doollar iyo bar, balse maalmaha qaar waxaan soo laabto aniga oo aan waxba helin,” ayay tiri Maryamo.

Maryamo iyo shanteeda carruurta ah oo hadda raashin ahaan u isticmaalo shan kilo oo bariis iyo shan kilo oo sonkor oo ay u soo ururiyeen qoysaska kale ee dariska ay yihiin kowdi bishan Aprilm kadib marki ay ogaadeen in laba maalmood aysan waxba karsan.

Karoonaha ka hor sedex carruurteeda ka mid ah waay ka bixin jirtay lacagta iskuulka oo ahayd 15 doollar.

Sida haween kale oo badan ay carruuurtood auga saareen waxbarashada ayay Maryamana uga saartay maadaama dhaqaale aysan u hayn.

 

Previous Post

Qoysas lix maalin u soo lugeeyay inay Beledweyne tagaan oo nolol adag wajahaya

Next Post

Boqollaal qoys oo beeralay ah oo deggan 54 tuulo oo ka tirsan Ceelbarde oo la siiyay abuur ay tacbadaan

Related Posts

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 14, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Carruur nafaqo celin loogu sameeyay Muqdisho markii ay taageereen ganacsato Somali ah

August 13, 2026
Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan

August 12, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Boqollaal qoys oo beeralay ah oo deggan 54 tuulo oo ka tirsan Ceelbarde oo la siiyay abuur ay tacbadaan

Boqollaal qoys oo beeralay ah oo deggan 54 tuulo oo ka tirsan Ceelbarde oo la siiyay abuur ay tacbadaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-AUG-2026

IDAACADDA 15-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-AUG-2026
August 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-AUG-2026
August 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo