Axmed Macalin waa abwaan inta badan hal abuurkiisa ka sameeya waxyaabaha uu la kulmo tixihiisu waxay u badan yihiin kaftanka...
Tuulooyinka Daabley, Meykaa, reebay, Bur caro, Caano maal, Buraa, Bursagaar, Qadiidaa iyo Reysqode ayaa harraadka ugu daran laga soo sheegayaa....
Keydka sawirrada/Ergo Kunka Shilin Soomaaliga ah ayaa bishii laga soo gudbay laga diiday inta badan gobollada dalka. Lacagtan waxay ahayd...
Dhoofka xoolaha ee la dardargeliyay xilligan oo loo diyaar-garoobayo gudashada waajibka xajka ayaa rajo u abuuray dadka gobolka Bay ee...
Iyadoo lagu guda jiro xilligii xajka, ayaa dawladda boqortooyada Sucuudigu sheegtay inay ka soo dhoofsanayso Soomaaliya xoolo ka badan 2...
Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in 60% ardayda jaamacadaha ka baxda aysan shaqo helin. Arrintaan ayey u aaneeyeen aqoonta ardaydu...
Superior education and learning during this country is swiftly becoming a need in the venture team rather than an extravagance....
Photo | Sawir/webiga oo fatahay/Maryan/Ergo Laba carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen laba kalena ay dhaawacmeen kadib markii...
Photo | Sawir/kaydka/Ergo Dadka ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa xilligan waxaa soo wajahay biyo la,aan, deegaanada ugu...
Photo | Sawir/dhul-daaqsimeed /Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji/Ergo Dadka reer guuraaga ah ee ku nool tuulada Shimbiraaleey oo 70 km dhanka waqooyi-bari...
IDAACADDA 28-JUL-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo