Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Buuhoodle: Qoysas baracayaal ah oo ka faa’iidaystay bacaha biyaha lagu kaydiyo

Radio Ergo by Radio Ergo
December 2, 2017
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
Buuhoodle: Qoysas baracayaal ah oo ka faa’iidaystay bacaha biyaha lagu kaydiyo

Caagagga biyaha lagu kaydiyo ee loo dhigay barakacayaasha/Sawir/Khadar/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Sideed boqol oo qoys oo ah barakacayaal abaartii Sima ku xoola beelay ayaa gurmad isugu jira, biyo dhaamin iyo kor u qaadid nadaafadeed ka helay Ururka Nomadic Devolopment Org (NDO) oo ka shaqeeya arrimaha horumarinta reer guuraaga kaasoo kaashanaya Hay’adda Unicef. Waxana arintani soo bilaabatay 13 kii bishii November ee sanadkan.

Barakacayaasha oo degan Shangale, kaamka barwaaqo ee Buuhoodle iyo tuulada Maygaagle ayaa laba todobaad ka hor loo bilaabay biyo dhaamin socon doonta mudo 6 bilood ah iyadoo si joogto ah biyo loogu shubo kaamamkooda. waxaana loogu shubaaa biyaha booyadaha bacda ah oo gaaraya 15 oo midiiba qaado 50 foost oo loo sameeyey qof shaqaale ah oo u qaybiya biyaha dadka kaamka degan waxayna dadku kaga qaataan jirikaamo iyadoo qof walba uu haysto card uu ku qaato biyaha maalin walba. Halkii qoys ayaa maalin walba loogu tala galay iney helaan hal fuusto oo biyo ah.

Xogta ka dhegeyso halkaan hoose.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/12/Warbixinta-Buuhoodle-iyo-barakacayaasha-gurmadka-helay.mp3

 

Previous Post

Dhegesyo xubinta qiimaha xoolaha

Next Post

Barnaamijka codka dhegeystaha

Related Posts

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

July 31, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
Caafimaadka

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose

July 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Haween barakac ah oo qoysaskooda uga saaray nolol xumo haysay xirfado ay ku shaqaystaan

July 20, 2026
Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin
Wararkii u Danbeeyay

Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin

July 16, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Barnaamijka codka dhegeystaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 30-JUL-2026

IDAACADDA 30-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 30-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-JUL-2026
July 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-JUL-2026
July 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-JUL-2026
July 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-JUL-2026
July 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUL-2026
July 26, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo