Waxaa sare u kacay qiimaha dalagyada ka soo go’a beeraha dalka bilihii la soo dhaafay. Dadka ka ganacsada raashinkaan gudaha...
Kalluumaysatada xeebaha Puntland ee bishii hore ka qayb-galay madashii arrimaha kalluumaysiga ee ka dhacday Garowe, waxay muujiyeen afar caqabadood oo...
Afar iskuul oo ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa labadii bil ee u dambeysay billaabay inay...
Roob xoogle oo ka da'ay magaalada Baydhabo toddobaadkan ayaa saamayn ku yeeshay in ka badan kun qoys oo abaraaha ka...
Maanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Laascaanood iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Saddex boqol oo qoys oo ka barakacay abaaro ka jira deeegaannada miyiga ah ee Xarar-dheere, Ceeldibir, Ceelcadde, Khayr-qabe, Saqiiro iyo...
7 caruur ah ayaa cudurka shuban biyoodka ugu dhimatay deegaanka Bud-bud ee gobolka Mudug oo Gaalkacayo bariga uga beegan qiyaastii...
Dhurwaa weerar ah ayaa tan iyo dhamaadkii bishii hore ee Sabteembar dad iyo xoolo ku dilay tuulooyin hoostaga degmooyinka Seylac...
Siddeed qof oo ka tirsanaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobbe ayaa u dhintay markii loo waayay dhiig ay si degdeg...
Haweenka ayaa ah kuwa ay saameysey Isbitaal la’aan iyo dhakhaatir la’aanta ka jirta degmada Ceel-barde ee gobolka Bakool. Umuliso dhaqameedyada...
IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo