Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku eegayno sayladda xoolaha ee magaalooyinka Muqdisho, Buhoodle iyo Jawhar. Waxaa...
Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku eegayno sayladda xoolaha ee Boosaaso iyo Qardho, waxaa soo dirtay...
Halkaan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee suuqyada magaalada Muqdisho iyo Buhoodle.
Halkaan ka dhegeyso qiimaha xoolaha ee suuqyada degmada Dhuusamareeb oo ah Galgaduud iyo suuqa deegaanka Boocame ee gobolka Sool.
Roob xooggan oo toban maalin oo xiriir ah ka da’ayay degmada Qoryooley iyo Fatahaad uu sameeyay webiga Shabeelle oo isbiirsaday,...
Daaq yari ka dhalatay abaaraha soo noqnoqday ee adkeeyay nolosha dadka reer guuraaga ah ayaa xoolo-dhaqatada gobolka Galgaduud horseeday inay...
Maamulka degmada Badhaadhe ayaa mamnuucay ugaarsiga door-joogta dib ugu soo noqoneysa dhulka hawdka ah ee gobolka Jubbada Hoose. Gudoomiye xigeenka...
Tallaalka ari dhan boqol kun oo neef ayaa ka bilowday degmada Buuhoodle iyo shan deegaan oo ku dhow oo ka...
Beeralleyda ku nool tuulooyinka Congo, Garaash, Bayaxaw iyo Daanyeerrey oo ku teedsan dhanka koofureed ee webiga Shabeelle, kana tirsan magaalada...
Qiimaha qudaarta ayaa sare uga kacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii fatahaado ay gooyeen beerihii khudaarta, sida...
IDAACADDA 25-SEP-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo