(ERGO) - Guddiga Ka-hortagga Musiibooyinka ee Somaliland ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqay in xaalad cunto iyo biyo-yari ah oo ay sababtay...
Boqollaal qoys oo ku noolaa deegaanka Tuko-raq ee gobolka Sool ayaa baro kacay, kaddib markii xaalad colaad oo laga dareemayo...
Ku dhowaad 800 oo qoys oo ah dadkii horay uga barokacay degmada Buulo-burte xilligii ay go’doonka ahayd ayaa hadda billaabay...
Waxaa todobaadka soo socda dib loo bilaabayaa raashinkii iyo adeegyadii caafimaad iyo waxbarasho ee la siin jiray qaxooti ay Soomaali...
Colaad Bilow Buulle, hooyadiis oo 80 jir ah iyo wiil uu dhalay oo afar jir ah waxay muddo bil ah...
Tan iyo 29-kii December markii ciidamada dowladda ay burburiyeen 23 deggaan oo ku yaalay Km13 oo ay degganaayen dad barakacayaal...
Feysal Abshir oo ahaa geeljire uu qoyskiisu ku xoolo beelay abaarta ayaa muddo saddex bilood ah farsamada korontada uga shaqeysta...
Hay'adda qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in sanadkii 2017 32 kun qaxooti ka badan ay dib ugu noqdeen...
Dad ka badan afar kun oo qoys ayaa toddobaadkii labaad ku hoyanaya meel bannaan ah oo laamiga dhinaciisa ah, duleedka...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo