Dadka kunool xeryaha lagu barakacey ee magaalada Muqdisho, ayaa ka walwalsan xili roobaadka Deyrta ee la guda galey. Aalaaba marka...
Rukhiya Cabdullaahi Xuseen waxay baadi-goob ugu jirtaa wax kasta oo aqalkeeda ay dusha ka saari karto oo ka ilaalin kara...
Dadka ku nool xaafado ku yaalla galbeedka deegaanka Wisil ee gobolka Mudug, oo 60 km u jirta dagmada Hobyo ayaa...
Dadka ku deegaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa ka faa'iideysanaya mashruuc ay fulisay hay’adda Adeso oo ka shaqeysa horumarinta deegaanka, kaasoo...
Kun iyo saddex boqol oo qoys oo joogo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka barakacay tuulooyin hoos yimaada...
In ka badan kun qoys oo ka barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa toddobaadkan gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka...
Qoysaskan oo isugu jira beeraley iyo xoolo dhaqato oo barakacoodu yimid xilli ay u diyaar-garoobayeen in ay beertaan beerahooda xilli...
Qoysas xero barakac daganaa ayaa ku hoyda goob cidla ah, kadib markii ay xeradii ay daganaayeen ay gubatey. Reerahani ma...
Ardeyda qabto baahiyaha gaarka ee wax ka barta dugsiyada hoose/dhexe ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, ayaa korodhey. Hey’adda LUTHERN WORLD...
Xerada Naasa-Hablood Kow ee bariga Magaalada Hargeysa ayaa gubatey, iyadoo qoysaskii ku noolaa qaarkood ay hoy la'aan yihiin. Qoysaskani waxey...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo