(ERGO) - Dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Yemen sannadkii 2015-kii ayaa sababay inaay markale dib ugasoo qaxaan qiyaastii 250,000 oo...
Dowladda Itoobiya ayaa ansixisay xeer cusub oo u oggolaanaya dadka qaxootiga ah inay si sharci ah uga shaqeystaan dalkaas. Itoobiya...
In ka badan 1,000 qoys oo xoolo dhaqato iyo beeraley isugu jiro ayaa ku barakacay dagaal qabiil oo bartamihii bishan...
Kumannaan qoys oo ku barakacay colaaddii Dhumay iyo Dharkeyn saddex bilood ka hor ayaa halis ugu jiro harraad iyo cunto...
Muqidsho waxay ka mid tahay meelaha ay joogaan barakacaayasha ugu badan ee ku barakaca colaado ama abaaro ka dhacay Soomaaliya....
Hay’adda Lutheran World Federation (LWF) oo xeryaha qaxootiga Dhadhaab u qaabilsan dhanka waxbarashada ayaa horraantii bishaan Jannaayo shaqada ka joojisay...
(ERGO) - Labo boqol kow iyo soddon macallin ayay hay’adda Lutheran World Federation (LWF) ka joojisay shaqada macallinimo bishaan Jannaayo....
Dhowaan waxaa la soo saaray warbixin looga hadlayo dhibaatooyinka ay dadka soo barakacay ku hayaan ama kala kulmaan magaalooyinka. Cilmi-baaris...
Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Puntland ayaa shaacisay in ay dalka ku soo qulqulayaan qaxooti Yemaniyiin ah oo ka soo cararaya...
Dowladda Soomaaliya iyo hay'adaha gargaarka ee ka howlgala gudaha dalka ayaa sheegay in loo baahan yahay lacag ka badan hal...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo