Aadan Cabdi Abaareey guddoomiyaha arrimaha bulshada ee degmada Xudur ayaa raadiyo Ergo u sheegay in dadkii abaaraha uga barakacay deegaanadooday...
Xarrunta dhimirka Maandhaye ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa daawo la’aan ah tan iyo bishii Janaayo ee...
(ERGO) – Maxamed Aadan Cali, oo qoyskiisa uu ka kooban yahay 9 qof, waxay ku tiirsan yihiin hadda raashin ay la...
(ERGO)Saddex kun iyo shan boqol kalluumeysato ah oo ka jilaaban jiray xeebaha Somaliland ayaan muddo saddex toddobaad ah shaqo tagin,...
(ERGO) - Faadumo Nuur Cabduqaadir oo ah hooyo 52 jir ah, waxay subax kasta u kallahdaa xeebta degmada Xamarweyne ee gobolka...
Ku dhowaad 400 oo qoys oo ka mid ah xoolo-dhaqatada deegaanka Xananbuure oo ah dhul-daaqsimeed hoos timaada degmada Dhuusamareeb ee...
Deegaanka Xananbuure oo ah dhul-daaqsimeed hoos timaada degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud iyo toddobo tuulo oo hoostagta, ayaa dadkii deganaa...
Boqolllaal qoys ayay noloshooda ku tiirsaneyd ku xamaalista gaari-gacanka. Laakiin afar bilood ka hor waxaa gabi ahaanba Gaalkacyo laga waayay...
(ERGO) - Ardayda dhigata kulliyada caafimaadka ee qaar kamid ah jaamacadaha ku yaalla magaalada Laascaanood, ayaa ol’ole nadaafadeed ka sameeyey...
Haweenkan oo ka mid ah dadka abaaraha ka barakacay, waxay horey ugu tiirsanaayeen xoolo abaaraha uga baxay, waxay hadda buuraha...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo