Muqdisho: Dad abaar ay cayrtaysay oo fursad shaqo ka helay shirkad nadaafadda ka shaqaysa
(ERGO) - Kun iyo saddex boqol oo qof oo u badan dad abaarta ku xoolo-beelay ayaa awoodday in ay il-dhaqaale u helaan qoysaskooda, markii ay fursad shaqo ka heleen shirkadda...
Read more










