Bakool: Haween dhisidda guryaha u legeeya masaafo dheer si ay u quudiyaan carruurtooda
(ERGO) - Masaafo 40 km ah ayay lugaysaa toddobaadkiiba labo mar Bareey Cali Axmed oo ku nool tuulada Carshaale ee gobolka Bakool si cunno ugu hesho carruurteeda. Waxay tagtaa dagmada...
Read more












