Qoysas barakac ah oo Baydhabo ka hirgaliyay beero nolol xumada ka saaray
(ERGO) - In ka badan 100 qoys oo deggan toban xero oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo ayaa u jiheystay tacabka beero ay ka dhex sameysteen xeryaha. Tan ayaa ka...
Read more












