ISBITAALKA SOS OO DIB LOO HOWLGELINAYO
Cusbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee SOS wuxuu ka mid yahay xarumaha caafimaad ee ka jira magaalada Muqdisho, waxaana cisbitaalku uu ka mid yahay cisbitaalladii hawl gali jiray xilligii ay jirtay...
Read moreCusbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee SOS wuxuu ka mid yahay xarumaha caafimaad ee ka jira magaalada Muqdisho, waxaana cisbitaalku uu ka mid yahay cisbitaalladii hawl gali jiray xilligii ay jirtay...
Read moreNabaad guurka dhul daaqsinka dhulka Soomaaliya ayaa laga dayrinayaa, iyadoo ay gabaabsi ku jiraan geedihii xoolaha noloshoodu ku tiirsanayd, nabaad guurkaan ayaa siday sheegayaan saraakiisha dhinaca deegaanku wuxuu sababay hab...
Read moreIlaa 10 Carruura ayaa ku dhimatay webiga Jubba deegaanadda uu ka maro Buurdhuubo iyo Baardheere, iyadoo sidoo kalena ay jiraan carruur si dirqi ah looga badbaadiyey. Maxamed Xuseen oo ah...
Read moreKalluumaysatada magaalada Boosaasso ayaa soo dhoweeyay qorshe ay waddo wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka badda Puntland oo kaashanaysa hay`adda Cuntada iyo beeraha QM ee FAO oo lagu taageerayo boqollaal kalluumaysato oo...
Read moreDhulka soomaaliya waxaa uu u badan yahay dhul qalalan marka laga reebo dhulka ay maraan labadda webbi ee Jubba iyo Shabeelle, waxaana ka dhaca xiliyada jiilaalka abaaro iyo biyo la’aan...
Read moreUgu yaraan 32 qof oo ka mid ahaa in ka badan 100 ruux oo tahriibayaal Soomaali ah oo maalinnimadii jimcihii ay dhaawacyo ku soo gaareen gaari ay ku socdaalayeen oo...
Read moreMaamulka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen laba nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen kufsi lagula kacay gabar 13 jir ah isla markaana la gowracay. Gabadhaan oo...
Read moreRoobab xooggan oo dabeylo wata ayaa ku dhuftay degmooyinka Bander Beyla iyo Xaafuun ee gobolka Bari, roobabkan oo ah kuwo u geystay degmooyinkaas burbur lixaad leh. Khasaaraha roobabkaasi ayaa waxaa...
Read moreWasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Puntland ayaa ka digtay duufaanno la sheegay inay kusoo wajahan yihiin culeyskooda xeebaha gobolka Bari. Duufaantan oo loogu magacdaray (Four) ayaa laga cabsi qabaa inay...
Read moreDadka ku nool degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa hadda kasoo kabanaya saameyntii ay ku reebeen colaadihii ka jiray gudaha degmada iyo nawaaxigeeda isla markaana did u dhisanaya noloshooda,...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo