Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

25 MILYAN OO EURO AYAA LOOGU DEEQAY PUNTLAND SI AY NABAADGUURKA WAX UGA QABATO.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
March 21, 2013
in Masiibooyinka
0
25 MILYAN OO EURO AYAA LOOGU DEEQAY PUNTLAND SI AY NABAADGUURKA WAX UGA QABATO.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankNabaad guurka dhul daaqsinka dhulka Soomaaliya ayaa laga dayrinayaa, iyadoo ay gabaabsi ku jiraan geedihii xoolaha noloshoodu ku tiirsanayd, nabaad guurkaan ayaa siday sheegayaan saraakiisha dhinaca deegaanku wuxuu sababay hab samaysan cusub oo dhulka ka jeexay bohollo waaweyn oo ku yareeyey biyo qabatinkii.

Wasiir ku xigeenka deegaanka ee Puntland  Burhaan Cawil Xirsi ayaa Ergo u sheegay in dowlad la’aanta muddada badan ka jirtay waddanka, hay’adihii dawliga ee ilaalin jirey deegaanka oo meesha ka baxay, samaysanka magaalooyin badan oo u baahday dhuxul iyo degsiimo, dhuxul badan oo loo jaray dhirtii badi iyo xoolihii oo intii ka batay ayaa ah dhibaatadda ugu ballaaran ee keentay xaalufka deegaanka.

Wasaaradda Puntland ayaa sheegtay inay u bandhigeen Midowga Yurub ayna ka aqbaleen inay wax kala qabtaan daaqsinka, beerista dhirta, celinta togagga iyo biyaha iyo la dagaallanka bohollaha samaysmay. Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in sahan ay ku sameeyeen dhulka Puntland ay yihiin meelaha ugu daran nabaad guurka dhulalka Nugaasha, Hawdka, Soolalka iyo dooxooyinka Bariga, iyado markii noloshii miyigu xumaatay ay dadkii ku soo urureen magaalooyinkii oo dhalinyaro badan oo shaqo la’aan ahi yimaadeen ay abuurmeen kooxo budhcad badeed ah iyo kuwo kale oo fal dambiyeedyo gala.

Ururka midowga Yurub ayaa sheegay inay 25 milyan oo lacagta Euro ah ay ku maal gelinayaan afarta sano ee soo socota si wax looga qabto so noolaynta deegaanka nabaad guuray ee Puntland.
MH/FM

Previous Post

NABAAD-GUURKA PUNTLAND OO WAX LAGA QABANAYO

Next Post

BIYO YARAAN IYO KULEYL SAAMEEYAY REER MIYIGA HIIRAAN

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
BIYO YARAAN IYO KULEYL SAAMEEYAY REER MIYIGA HIIRAAN

BIYO YARAAN IYO KULEYL SAAMEEYAY REER MIYIGA HIIRAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo