Xaaladda oo ku xun dadka Qansaxdheere oo beerahooda laga dhigay xeryo ciidan
(ERGO) - Xaawo Ibraahim Isxaaq oo ah hooyo keligeed carruur ku korsata degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayay ku adag tahay helista cuntada. Beer ay noloshooda ku tiirsaneyd ayaa mid ah...
Read more










