Qiimaha xoolaha
Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku eegaynaa sayladaha Caluula iyo Bender-beyla oo ka tirsan gobolka Bari, waxaa soo diray weriyaheena Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.
Read moreQiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku eegaynaa sayladaha Caluula iyo Bender-beyla oo ka tirsan gobolka Bari, waxaa soo diray weriyaheena Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.
Read more(ERGO) - Beeraleyda deegaanka Jibagalle oo hoostaga magaalada Garoowe ayaa markii ugu horreysay bishan u wareegay tacabka dalagyada cuntada ah, kaddib markii biyo-yari ka dhalatay abaaraha soo noqnoqday iyo cayayaan ay...
Read moreDhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maanta aan ku eegeyno seyladaha degomooyinka Luuq iyo Afgooye. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.
Read moreBoqollaal qoys oo ku noolaa deegaanka Tuko-raq ee gobolka Sool ayaa baro kacay, kaddib markii xaalad colaad oo laga dareemayo deegaanka ay cabsi ku abuurtay. Dadka barokacay waxay isugu jiraan...
Read moreKu dhowaad 800 oo qoys oo ah dadkii horay uga barokacay degmada Buulo-burte xilligii ay go’doonka ahayd ayaa hadda billaabay inay dib ugu laabtaan. Waxay dadku soo laabanayeen ilaa bishii...
Read moreWaxaa todobaadka soo socda dib loo bilaabayaa raashinkii iyo adeegyadii caafimaad iyo waxbarasho ee la siin jiray qaxooti ay Soomaali ka mid tahay oo ku jira xerada Al-kharas ee dalka...
Read moreColaad Bilow Buulle, hooyadiis oo 80 jir ah iyo wiil uu dhalay oo afar jir ah waxay muddo bil ah ku hoydaan meel bannaan oo ka mid ah xerada Kabaasa...
Read morePhoto | Sawir/Ergo Halkaan ka dhegeyso figradaha dadka dhegeysta Radiyow Ergo ay kaga soo dhiibtaan lambarka gaaban ee 2012, haddaad joogto Soomaaliya. Waxaana isku soo duba rida Cabdulaahi Maxamed Amiin.
Read moreA large number of fathers dread the technique of permitting their daughter check out secure married to some guy, but the following is generally inevitable for many dads from ladies....
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo