Kun qoys oo habeenkii saddexaad ku hoyana banaan kaddib markii la burburiyay kaamki ay deganaayeen oo ku yaalla Dayniile
Boqollaal qoys oo ku noolaa kaam barakac oo ku yaalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa hadda ah hoy la’aan, kaddib markii Isniinti laga saaray kaamki ay ku jireen. Hadda...
Read more












