Dhegeyso barnaamijka beeraha oo toddobaadkaan ku saabsan beeraleydii ku tiirsaneyd roobka oo saddex sano kaddib goostay dalagyo ay ku beerteen roobkii Dayrta. beeraleydaan waxay ku nool yihiin deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Beledweyne. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.





