Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barnaamijka Beeraha

Dhegeyso barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha

Fowzia by Fowzia
October 14, 2020
in Barnaamijka Beeraha
0
Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ku soo dhawaada barnaamijkaTacab oo ka kooban laba qaybood oo kala ah, Su’aalo looga jawaabayo beeralayda nagala soo xiriira lambarka gaaban ee 2012 iyo qaybta labaad oo ku saabsan si loo kordhiyo wax soo saarka beeraha waa kee abuurka saxda ah ee la isticmaali karo.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdi Maxamed Xuseen oo ah agaasimaha Waaxda Badbaadada Dhirta ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabkaee Dowladda Federalka, Cabdi ayaa shahaadaada koobaad iyo labaad ee heerka jaamacadda ku sameeyey cilmiga beeraha. Waxaa sidoo kale marti ku ah barnaamijka Dr Ibraahim Dhaqane Cali, oo ah khabiir kobcinta iyo hormarinta beeraha oo su’aalo uga jawaabayaa qaar ka mid ah beeralayda nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee 2012. Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo ay soo jeedinayso Fowzia Cumar.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/10/BARNAAMIJKA-TACAB-14-OCT-2020.mp3
Previous Post

Gaalkacyo: Dad uu ganacsigooda saameeyay cudurka Koroona oo laga caawiyay soo kabashadiisa

Next Post

Galguduud: Dhalinyaro iyo Ganacsato waxbarasho asaasi ah u sameeyay carruurta toddobo tuulo

Related Posts

Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Barnaamijka Beeraha

Dhegeyso Barnaamijka Tacab

May 4, 2021
Baydhabo: Suuq ay sameysteen dad soo barakacay
Barnaamijka Beeraha

Dhegeyso Barnaamijka Deegaanka

March 26, 2021
Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Barnaamijka Beeraha

Dhegeyso barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha

October 28, 2020
Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Barnaamijka Beeraha

Dhegeyso barnaamijka tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha

September 30, 2020
Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Barnaamijka Beeraha

Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha

August 12, 2020
Barnaamijka Beeraha

Dhageyso barnaamijka beeraha

July 3, 2019
Next Post
Galguduud: Dhalinyaro iyo Ganacsato waxbarasho asaasi ah u sameeyay carruurta toddobo tuulo

Galguduud: Dhalinyaro iyo Ganacsato waxbarasho asaasi ah u sameeyay carruurta toddobo tuulo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-MAY 2025

IDAACADDA 19-MAY 2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-MAY 2025
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY 2025
May 19, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 18-MAY-2025
May 18, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2025
May 17, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2025
May 16, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2025
May 15, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo