BIYO LA,AAN KA JIRTA DEEGAANKA GERILLEY
Deegaanka Gerilley oo ka tirsan gobolka Gedo kuna taalla xadka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto biyo la`aan aad u daran oo sababtay in dadku ay...
Read moreDeegaanka Gerilley oo ka tirsan gobolka Gedo kuna taalla xadka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto biyo la`aan aad u daran oo sababtay in dadku ay...
Read more60 ka mid ah xoolo dhaqatadda gobolka Galgaduud ayaa loo tababaray sidii ay u daaweyn lahaayeen xoolaha markay ku dhacaan cudurradu. Mire Cilmi Shaambil oo ka mid ah xoolo dhaqatada...
Read moreShan qof ayaa xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyootay tuulada Maagaay oo 20km u jirta degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe. Afar ka mid ah dadka geeriyooday waxay ahaayeen carruur...
Read moreHey’adda Masiibooyinka Qaranka ayaa ka digeysa abaar hor leh oo halis gelin karta nolosha kumanaan Soomaali ah oo ku nool shan gobol oo ku yaal koofurta dalka. Maxamuud Sheekh Xasan,...
Read moreDegmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto dhibaato dhanka caafimaadka ah oo welwel ku abuurtay haweenka. Xaawo Aadan, oo ku nool magaalada Xudur ayaa Radio...
Read moreUgu yaraan 180,000 carruur ah oo ku nool gobolka Mudug ayaa qaadan doona talaalka looga hortago cudurka dabeysha kadib markii kiisas cusub oo cudurka la xariira laga helay deegaanka. Xariiriyaha...
Read moreBeeralley ay saameyn ku yeesheen roobab yaraanta oo kasoo hayaamay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool ayaa soo gaaraya xeryaha barakacayaasha magaalada Baydhabo. Deegaannada Ooflow, Xaafata, Tugeer-hoos iyo Goof gaduud Shabeelow...
Read moreIn ka badan 400 oo qoys oo beeralley ah ayaa ka qaxay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool kadib abaar iyo roob-yari gobolka heysta sanado dhowr ah. Tirada ugu badan ee...
Read moreDaawo yaraan ka jirta gobollada dalka qaarkood, iyo hay`adihii samafalka ee taakuleyn jiray isbitaalladaas oo meesha ka baxay sida hay`adda takhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sababtay in carruur...
Read moreDufcaddii ugu horreysay oo barata cilmiga xanaanada xoolaha ayaa ka qalin-jibiyey kuliyadda Barashada Cilmiga Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Horseed. Saddex iyo labaatan wiil iyo toddobo gabdhood oo dhammeystay afar sano...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo