Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

HEY’ADDA MASIIBOOYINKA OO KA DIGEYSA ABAAR HOR LEH

admin by admin
August 5, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
Saddex carruur ah oo harraad ugu geeriyootay miyiga Buq-Koosaar

Photo|Sawir/Keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Hey’adda Masiibooyinka Qaranka ayaa ka digeysa abaar hor leh oo halis gelin karta nolosha kumanaan Soomaali ah oo ku nool shan gobol oo ku yaal koofurta dalka.  Maxamuud Sheekh Xasan, Madaxa Kormeerka iyo Qiimeynta ee Hey’adda, ayaa sheegay in cunto iyo biyo yari baahsan ay heysto bulshooyinka ku nool gobollada Gedo, Bakool, Shabeelada Hoose, Hiiraan iyo Galgaduud.

Dadka reer guuraaga ah oo aan helin roob fiican iyo daaq ku filan sanadihii dhawaa ayey halista ugu daran heystaa, sida uu sheegay Maxamuud.  Balliyada iyo barkadaha biyaha ee dhulka miyiga ah ku yaal ayaa guray, taas oo dadka xoolo-dhaqatada ah ku qasabtay inay u guuraan magaalooyinka biyaha laga heli karo.

Xoolo-dhaqatada oo keliya ma ahan, balse dadka beeraleyda ah ee ku nool gobollada Bakool, Shabeelada Hoose iyo Hiiraan ayaa iyana bilaabay inay barakacaan tacabka beeraha oo aad hoos ugu dhacay awgeed. “Xaalku wuu sii xumaan karaa haddii aan si deg deg ah gargaar loola gaarin bulshooyinkaas,” ayuu yiri Madaxa Kormeerka iyo Qiimeynta ee Hey’adda Maxamuud Sheekh Xasan oo la hadlay weriye Ergo ka tirsan.

Colaadaha meelaha qaar ka jira iyo go’doominta Shabaab kusoo rogtay degmooyin ka tirsan Gedo, Bakool iyo Hiiraan ayaa sii xumeynaya xaalka bulshooyinka baahan ee gobolladda ku nool. “Hey’adda gargaarka waa iney si deg deg ah u qaadaan tallaabooyin looga fogaado dib usoo noqoshada abaartii 2011-2012,” ayuu yiri Maxamuud.

Nuur Cali/FO

Previous Post

Gurmadka abaarta Doolow

Next Post

CARRUUR SHUBAN BIYOOD UGU GEERIYOOTAY JOWHAR

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
SHAN CARRUUR AH OO CUDURRO KALE DUWAN UGU DHINTAY BUUR-DHUUBO

CARRUUR SHUBAN BIYOOD UGU GEERIYOOTAY JOWHAR

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-OCT-2026

IDAACADDA 02-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-SEP-2026
September 28, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo