Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALLEY XUDUR U BARAKACDAY

admin by admin
July 14, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALLEY XUDUR U BARAKACDAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

In ka badan 400 oo qoys oo beeralley ah ayaa ka qaxay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool kadib abaar iyo roob-yari gobolka heysta sanado dhowr ah. Tirada ugu badan ee qoysaskan beeralleyda ah ayaa ka qaxay tuulooyin ay ka mid yihiin Mooro gabay, Qeysar qabow, Aboore, Lugaywin, Gubad galoole, Korkor and Gubad caseyr.

Weriyaha Ergo ee gobollada Bay iyo Bakool wuxuu sheegay in tuulooyinkaas ay caan ku yihiin tacabka iyo beeraha, laakiin beeralleyda ayaa sheegay in roob ku filan aysan helin muddo toddobo sanno ah. Dadka ayaa u qaxay degmada go’doonsan ee Xudur oo xarun u ah gobolka Bakool oo ku dhow xadka Itoobiya.

Muslimo Maxamed Axmed oo ah hooyo 40 sano jir ah waxay toddobo carruur ah kala soo qaxday tuulada Mooro Gaabay oo caan ku ah beeraha. Waxey raadiyaha Ergo u sheegtay in qoyskeedu ku tiirsanaa beerashada oo nolol maalmeedka ay kala soo bixi jireen, laakiin roob-yarida deegaanka heysta ayaa curyaamisay tacabka beeraha oo biyaha roobka ku baxa.

“Cuntada keydka ku jirtay wey dhammaatay, mana aynan heli karin wax kale oo aan cunno,” ayey tiri Muslimo. Qoyska Muslimo wuxuu ka mid noqday beeralleyda ku biirtay dadka ku nool xeryaha barakacayaasha.

Weriyaha Ergo wuxuu sheegay in beeralleyda barakacday ay Xudur imaanayaan si ay gargaar cunto u helaan. Laakiin dadka degmada ku nool naftooda ayaa horey cunno-yari uga cabanayay kadib markii kooxda Shabaab ay jartay waddooyinka soo gala degmada afar bilood kahor.  Kooxda ayaa sidoo kale gaadiidka cuntada wada u diiday inay u gudbaan degmada Hudur iyo degmooyin kale oo ka tirsan gobollada Bakool iyo Gedo.

Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa degmada gaarsiisay gargaar cunto oo muddo ku go’doonsanaa magaalada Baydhabo. Beeralleyda barakacday ayaa ku hanweyn inay qeyb ka helaan gargaarka degmada la keenay.

Previous Post

CARRUUR NAFAQO-DARREYSAN OO LASOO GAARSIIYAY ISBITAALKA BANAADIR EE MUQDISHO

Next Post

CHILDREN DYING OF MALNUTRITION IN IDP CAMPS

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Carruur macluul ugu geeriyootay duleedka Muqdisho

CHILDREN DYING OF MALNUTRITION IN IDP CAMPS

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo