Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALLEY HOR LEH OO KUSOO BARAKACY BAYDHABO

admin by admin
July 18, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALLEY HOR LEH OO KUSOO BARAKACY BAYDHABO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeralley ay saameyn ku yeesheen roobab yaraanta oo kasoo hayaamay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool ayaa soo gaaraya xeryaha barakacayaasha magaalada Baydhabo.

Deegaannada Ooflow, Xaafata, Tugeer-hoos iyo Goof gaduud Shabeelow oo ka kala tirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa dadkii beeralleyda ahaa ee muddo sanado deegaanka ku ahaa ayaa haatan soo miciin biday magaalada Baydhabo oo ay hore usii joogeen qoysas badan oo soo barakacay.

80 qoysas ooh or leh ayaa toddobaadkan soo gaaray xerada barakacayaasha ADC1 ee magaalada Baydhabo, iyagoo aysan meesha uga soo horreyn hoy, cunto iyo alaab ay isticmaalaan intaba.

Fartuun Aadan Cabdi waxay ka mid tahay beeralleyda deegaanka Tugeer-hoos oo hoostaga degmada Diinsoor ee gobalka Bay, waxay Ergo uga warrantay sababta ay deegaanka uga soo barakacday.

“Dalaggii beeraha oo Shimbir ay naga fuuqsatey oo wax rajo ah aaney laheyn, wax keyd ahna nooma oollin marka taas ayaa inta i keentey, waxaan heystaa shan carruur ah, aabbahooda waa kasoo tagey, xaaladdeenna aad ayay u adag tahay.” Ayay tiri Fartuun.

Xabiibo Cali Xasan waa 80-sano jir, waxay la timid lix carruur ah oo ay kala soo carartay xaaladda adage e deegaankeeda Ooflow oo Baydhabo 70km dhanka koofureed uga began ka jirtay, waxay Ergo u sheegtey in sanadkan iyada oo rajo fiican aan laga sugeynin beeraha ay ku kalliftay inan soo barakacdo, maaddaama ay ku tiirsanaayeen beeraha.

“Carruurta wax aan siinno ayaa weyney beerihii waa eber, carruurteydu waa agoomo, aniga unbay iga sugayaan wax walba, marka halkan ayaan is iri ar mey dhaantaa.”

Aamino Macallin Aadan oo iyadana kazoo barakacdey deegaanka Haafat ee degmada Diinsoor, oo iyadana ah beeralley, waxay la timid siddeed carruur ah oo agoomo ah sidoo kale, waxay sheegtay in beerteeda oo in sanado ah ay carruurta ku korsan jirtay ay ka quusatay hadda, roobab yaraan darted.

Cabdullaahi Xasan Farey oo ah horjoogaha kaamka ADC1 ee magaalada Baydhabo ayaa Ergo u sheegay in xaaladda dadkan soo barakacy ay aad u adagtahay ayna heysan waxyaabaha nolosha aasaasiga u ah oo hoyga iyo cuntada ay ugu horreeyaan, wuxuuna ugu baaqay hay`adaha gargaarka inay gurmad degdeg ah laoso gaaraan.

Muxudiin Xasan Maxamed/FM

Previous Post

Carruur macluul ugu geeriyootay duleedka Muqdisho

Next Post

CARRUURTA MUDUG OO CUDURKA DABEYSHA LAGA TALAALAYO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
CARRUURTA MUDUG OO CUDURKA DABEYSHA LAGA TALAALAYO

CARRUURTA MUDUG OO CUDURKA DABEYSHA LAGA TALAALAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-APR-2026

IDAACADDA 19-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo