Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BIYO LA,AAN KA JIRTA DEEGAANKA GERILLEY

admin by admin
August 11, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
MAXAMED XASAN CABDIRAXMAAN, OO KA MID AH DADKA DEEGAANKA XUDUR
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Deegaanka Gerilley oo ka tirsan gobolka  Gedo kuna taalla xadka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto biyo la`aan aad u daran oo sababtay in dadku ay ka guuraan, kuwaasoo beegsanaya deegaanno kale oo ka tirsan gobollada Jubbada Hoose,Gedo iyo waddanka Kenya.

Aar Maxamed Maxamuud oo ah guddoomiyaha deegaanka Gerilley oo  u warramay raadiyow Ergo, ayaa  sheegay in  xaaladda biyo la`aaneed ay mareyso meel halis ah oo biyaha hadda laga cabo deegaanka ay booyado ka soo dhaamiyaan magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya Kenya oo 120 KM u jirta Gerilley,f uustada biyaha qiimaheeduna waa 140 kun oo shilin Soomaali ah halka ay horay u ahayd 50 kun.

“Deegaanka Gerilley malaha ceel biyood waxaa laga cabaa waa baraago iyo waro xilli ay roobaadka biyo galaan,waxaan soo marnay saddex sano oo abaar kulul ah, hadda dhulku baad iyo biyo midna malahan noloshu way adag tahay, xaaladda biyo la`aaneed ee sii xumaanaysa iyo qiimaha biyaha oo sii kordhaya  ayaa sababtay in qoysaska xoolo dhaqatada  ah iyo danyartu ay u guuraan deegaanno kale si ay biyo u helaan.” ayuu yiri Aar.

Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa xilligan ka jira abaaro iyo biyo la`aan saamayn ku yeelatay dadka reer guuraaga ah iyo beeralleeyda.

Axmed Cumar/FO

Previous Post

Next Post

DADKA QABA XANUUNNADA DHIMIRKA EE HARGEYSA OO WAXBARASHO LACAG LA,AAN AH LOO BILLAABAY

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
DADKA QABA XANUUNNADA DHIMIRKA EE HARGEYSA OO WAXBARASHO LACAG LA,AAN AH LOO BILLAABAY

DADKA QABA XANUUNNADA DHIMIRKA EE HARGEYSA OO WAXBARASHO LACAG LA,AAN AH LOO BILLAABAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo