Samiira Dirir Aadan oo 16 bilood jirtay ayaa ahayd qofkii u dambeeyay ee nafaqo-darro ugu dhinta xero lagu barakacay oo ku taalla deegaanka Balli-mataan oo 70 km u jira Hargeysa....
Read moreXoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ariga ku bedelanayay geela oo ay sheegeen inuu abaarta uga adkaysi badanyahay....
Read moreKhuburada deegaanka ayaa sheegaya in nabaad guurka dhirta, carra guurka, magaalaynta dhul daaqsimeedka iyo baabuurta oo badalay gaadika xoolaha oo reer miyigu isticmaali jireen ay sabab u tahay abaaraha. Cilimi...
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanay suuqyada magaalooyinka Muqdisho iyo Buhoodle waxaa soo jeedinaya Maxmaed Yamani.
Read moreXoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadi sano ee la soo dhaafay waday inay ariga ku bedashaan Geela oo ay sheegeen in uu...
Read moreXoolo dhaqato abaar uga hayaamay qaybo kamid ah gobolada Sool, Sanaag, Bari iyo Nugaal ayaa usoo naq-raacay deegaanno kuyaal Koofrurta Sool oo roob xoog leh uu ka da’ay. Xoolo...
Read moreMaanta waxaan ku soo qaaday suuqyada xoolaha Jowhar, Balcad iyo Laascaanood. Waxaa soo jeedinaya Maxamed.
Read moreQaar ka mid ah dadki beeraleyda ahaa ee xilligi abaarta ka so obarakacau deegaanno ka tirsan gobollada jubbooyinka ayaa hadda dib u noqonaya. waxay sheegeen inay ka faa'ideysanayaan biyaha webiga...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo