Xoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadi sano ee la soo dhaafay waday inay ariga ku bedashaan Geela oo ay sheegeen in uu ka adkeysi badan ariga xilliga abaarta. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu si idiray Cabdirisaaq Xirsi.










