Khuburada deegaanka ayaa sheegaya in nabaad guurka dhirta, carra guurka, magaalaynta dhul daaqsimeedka iyo baabuurta oo badalay gaadika xoolaha oo reer miyigu isticmaali jireen ay sabab u tahay abaaraha. Cilimi baaris la xiriirta deegaanka oo dhawaan la sameeyey ayaa sidaa lagu sheegay. Siciid Shiidaad Xuseen oo sameeyey cilmi baaristan ayaa Ergo uga warramaya arrintan. Halkan ka dhegeyso wareysiga.