Dhegeyso Barnamaijka Gobaad
Gudniinka ayaa wacyi galintisa muddo badan ay ka socotay Soomaaliya, taasi ayaa waxay keentay in haween ku shaqaysan gundiinka gabdhaha ay joojiyaan. halkan ka dhegeyso barnaamijka oo dhan.
Read moreGudniinka ayaa wacyi galintisa muddo badan ay ka socotay Soomaaliya, taasi ayaa waxay keentay in haween ku shaqaysan gundiinka gabdhaha ay joojiyaan. halkan ka dhegeyso barnaamijka oo dhan.
Read moreLix qof ayaa u dhimatay cudurka Jadeecada oo muddo laba todobaad laga joogo ka dilaacay degmada Boocame iyo 15 tuulo oo hoos yimaada oo kawada tirsan gobolka Sool. Cudurka ayaa...
Read moreBoqol iyo sagaashan qoys oo xoolihii ay la lahaayeen ku waayay abaaro muddo sadex sano ka badan ka jiray deegaannada dhaca Koonfur Bari ee gobolka Mudug, ayaa ka faa’iidaystay bilowgii...
Read moreMaxamed Cabdi Affey oo ah ergayga Qaramada midoobay u qaabilsna la socoshada xaaladda qaxootiga Soomaalida, ayaa Radio Ergo uga warramay xaaladda ay qaxootigu wakhtigan ku ku suganyihiin iyo halka ay...
Read moreBoqollaal qoys oo ku nool xerayaha lagu barakacay ee Ceelwaaq ayaa ku guriyihi waxaa ka dumiyey room mahiigaan ah. dadkan intooda badan waa kuwii abaaraha ka soo barakacay. Halkan ka...
Read moreToddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa haweenka ka soo jeeda qoysaska ku cayroobay abaarta oo ganacsiyo yar ka yasmaystay magaalada Burco.
Read moreAfar iskuul oo ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa labadii bil ee u dambeysay billaabay inay waxbarasho lacag la’aan ah siiyaan carruurta qoysaska ka soo barakacay...
Read moreIlaa 4 iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacayo ayaa waxbarasho bilaash ah siiyay caruurta qoysas kasoo barakacay abaaraha oo soo degay magaalada. Warbixintan waxaa Gaalkacayo nooga soo diray Jibriil Cismaan...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo