Dhalinyarada Somaliland ayaa ka cabanaya shaqo yari soo wajahda, gaar ahaan marka ay jaamacadaha soo dhammeeyaan, qiyaa ay samaysay wasaarada qorshaynta ayaa lagu ogaaday in 75% dhalinyaradu ay shaqo la’aan yihiin.
Ajaanibta ku nool Somaliland oo 20 kun gaaraya, ayaa qabta shaqooyin inta badan dhalinyaradu ka faanaan ama aanay u lahayn khibrad.
Warbixintan waxaa Hargaysa innooga soo diray weriyahayaga Ilyaas Cabdi Cali










