Dhegeyso barnamaijka Gobaad
Toddobaadkan waxaa laga soo diyaariyey magaalada Hargeysa. Waxaana soo jeedinaysa Wardasagal.
Read moreToddobaadkan waxaa laga soo diyaariyey magaalada Hargeysa. Waxaana soo jeedinaysa Wardasagal.
Read moreQodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka Ogaal waxaa kamid ah:- Xoolo dhaqato ku nool galbeedka Hargaysa oo ka faa'iidaysatay caws si tijaabo ah loo abuuray Waraysi ku saabsan deegaanka, kaasi...
Read moreRoob xoogle oo ka da'ay magaalada Baydhabo toddobaadkan ayaa saamayn ku yeeshay in ka badan kun qoys oo abaraaha ka soo barakacay. Dhegeyso warbixnta oo uu soo diray Muxiyadiin Xusni.
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Laascaanood iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Read moreMarki ugu horreysay ayaa kun iyo shan boqol oo qoys oo abaarta ku ceyrtoobay oo barakac ku haa dhawr deegaan oo Soomaliland ah loo sameeyey caawimaad isugu jirta xoleyn iyo...
Read moreToddobaadkan waxaa lag asoo diyaariyey xeryaha qaxootiga Dhadhaab. Fowzia Cumar ayaa soo jeedinaysa
Read moreSaddex boqol oo qoys oo ka barakacay abaaro ka jira deeegaannada miyiga ah ee Xarar-dheere, Ceeldibir, Ceelcadde, Khayr-qabe, Saqiiro iyo Sugulle oo ka wada tirsan koonfurta gobolka Mudug ayaa afartii...
Read more7 caruur ah ayaa cudurka shuban biyoodka ugu dhimatay deegaanka Bud-bud ee gobolka Mudug oo Gaalkacayo bariga uga beegan qiyaastii 165km. bilowgii todobaadkan waxaa deegaankaas cudurka ugu dhintay wiil 3...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo