Qodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka Ogaal waxaa kamid ah:-
- Xoolo dhaqato ku nool galbeedka Hargaysa oo ka faa’iidaysatay caws si tijaabo ah loo abuuray
- Waraysi ku saabsan deegaanka, kaasi oo aan ku eegayno sida xoola dhaqato u yarayn karaan saamaynta ay ku reebto abaartu
- Barnaamijka Baro oo Bedqab oo aanu ku eegi doono cuntooyinka laga helo nafaqada iyo tamarta
Haddaba halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo ay si wadajir ah usoo wada saareen raadiyaha arrimaha bani’aadanimo ee Ergo, iyo BBCda









