Dadka naafada ka ah xubnaha jirka sida, gacmaha iyo lugaha, ee ku nool kaam ku yaalla deegaanka Taredishe ee duleedka Muqdisho, ayaa ka faa’iideystay farsamooyin gacanta ah oo ay si bilaash ah ku bareen macallimiin qudhooda naafo ah. Waxyaabaha la baro dadkaas waxay uga faa’iideystaan inay ku ganacsadaan.
Weriyaha Ergo ee Muqdisho Maxamed Deeq Cabdi, ayaa warbixintan inooga soo diyaariyay.









