Ku dhawaad boqol haween ah oo ku xoolo beelay abaarta ayaa gancsiyo yar yar oo ay kaga maarmaan gargaarka ka samaystay xeryaha lagu barakacay ee duleedka magaalada Burco. Qaar ka...
Read moreXubinta qiimaha xoolaha waxaan ku soo qaadanaynaa maanta suuqyada magaalooyinka Buhoodle, Laascaanood iyo Xudun. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xasan.
Read moreCisbitaalka degmada Afmadow ayaa waxaa jiifa in ka badan koton carruur ah oo laga kala keenay tuulooyin kala duwan. Cudurka ayaa ka dilaacay tuulooyinkaas laba toddobaad ka hor. Waxaa jira...
Read moreDhurwaa weerar ah ayaa tan iyo dhamaadkii bishii hore ee Sabteembar dad iyo xoolo ku dilay tuulooyin hoostaga degmooyinka Seylac iyo Lughaya ee gobolka Awdal. Ilo kala duwan oo deegaannadaas...
Read moreHaweenka ayaa ah kuwa ay saameysey Isbitaal la’aan iyo dhakhaatir la’aanta ka jirta degmada Ceel-barde ee gobolka Bakool. Umuliso dhaqameedyada oo kaliya ayaa ka shaqeeya waxayna sheegeen in celi-celis bishii...
Read moreBoqolaal xoolo dhaqato ah oo sadexdii sano ee lasoo dhaafay xoolohoodii ula hayaamay deegaanno ka tirsan gobolada Bay iyo Shabeellada Hoose ayaa labadii todobaad ee ugu danbaysay dib ugula laabtay...
Read morePhoto | Safirka Somaliya ee Kenya/Sawir/kaydka/Ergo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Absidroor Maxamed Cali Nuur Americo ayaa sheegay in quud daraynayaan sidii ay dib ugu celin lahaayeen 122 dhalinyaro Soomaaliyeed...
Read more5 qof ayaa nafaqo darro ugu geeriyooday duleedka Caabudwaaq ee gobolka Galguduud Dhimashadii ugu dambaysay ayaa ahayd lixdii bishan waxaa Radio Ergo loo xaqiijiyay geerida afar kale intii udhaxaysay 15kii...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo