Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Dad nafaqo darro ugu dhintay Caabudwaaq

admin by admin
October 18, 2017
in Caafimaadka, Wararkii u Danbeeyay
0
DAD NAFAQO DARRO UGU DHINTAY TUULADA DABAALEY OO KA TIRSAN GARBAHAARREEY

Keydka/Radioergo/Sawir hore

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

5 qof ayaa nafaqo darro ugu geeriyooday duleedka Caabudwaaq ee gobolka Galguduud Dhimashadii ugu dambaysay ayaa ahayd lixdii bishan waxaa Radio Ergo loo xaqiijiyay geerida afar kale intii udhaxaysay 15kii ilaa 23kii bishii tagtay ee September. Qofkii ugu danbeeyey ayaana dhintay 6dii bishan October.

Dadka geeriyooday oo kala qoys ah ayaa kamid ahaa qoysaskii ugu dambeeyay ee abaarta kaga soo barakacay deegaannada kala ah Ballicad, Shiila-Madoow, Aricadays, iyo Tuulo Xanaf kuwaas oo Caabudwaaq ujira masaafo udhaxaysa 10 ilaa 30KM. sida uu Radio Ergo u xaqiijiyay gudoomiyaha xerada barakacayaasha ee IFO2.

Afar kamid ah dadka geeriyooday waxa ay ku dhinteen gudaha xeryaha loo barakacay, halka qofka shanaad uu ku dhintay gudaha isbitaal Cibaado sida ay Radio Ergo u xaqiijiyeen ehelada dadkaas iyo qaar kamid ah dhaqaatiirta Isbitaalka.

Hooyo Maryan Cabdi ayaa 6dii bishan uu gudaha xerada uga geeriyooday wiil ay dhashay oo 5sano jir ah kaas oo ay sheegtay inuu udhintay nafaqo darro, waxayna tibaaxday in ilmaha ay ku arkeen xumad badan iyo jirkiisa oo badalmay iyo cunnadii oo uu qaadan waayay.

Hooyadaan iyada iyo caruurteeda oo 4 ah waxay bishii afaraad ee sanadkaan kasoo barakaceen deegaanka Shiila-madoow halkaas oo ay ku haysteen laba tiro oo ari ah, oo ugu dambayn ku baxay abaarta daran ee kajirta deegaankaas.

“Cuntada ma qaad karin, wuu bararay, caano uma gadan karin xoolahana caano malahayn, wax aan siiyaba waan waayay, todobaad wax ma cunin kabacdina wuu dhintay, calaamadaha kale waxaa kamid ah cunug madow buu ahaayee wuu cadaaday indhaha iyo bishimaha carabka iyo meel walbo wuu cadaaday”.ayay tiri hooyo Maryan Cabdi oo Ergo la hadashay

Isbitaalada Caabudwaaq waxaa la seexiyay dad gaaraya 50 qof oo 36kamid ah yihiin caruur, halka 14ka kalena ay yihiin haween waawayn, kuwaasi oo la ildaran nafaqo darro muddo 3 Bil ah ka jirtay magaalada sida ay Radio Ergo u xaqiijiyeen dhaqaatiir caafimaad oo ka tirsan isbitaalka Cibaada.

Dr.Gaas oo kamid ah Dhaqaatiirta Isbitaal Cibaado ayaa Radio Ergo uxaqiijiyay jiritaanka nafaqadaradda taas oo uu ku sheegay in ay tahay heerkii ugu sareeysay, waxaana uu xusay in Isbitaalka maalin walbo la diiwaan geliyo dad ubadan caruur oo uu sheegay in maalintii ugu yaraan loo keeno 10Caruur oo la ildaran nafaqo darro,

“Qiimeyn aan samaynay aad bay usaraysaa heerka nafaqadarada xilligaan tusaale marka ay noo yimidaan 30caruur Kala bar waa nafaqa darro, waxay ku badan tahay caruurta 5ta sano kayar iyo hooyada uurka leh”.ayuu yiri Dr.Gaas.

Canab Haybe laba todobaad kahor ayay gudaha xerada IFO2 oo ay dagan yihiin uga geeriyootay Hooyadeed oo ah da’da lixdamaadka.
Waxaana iyada iyo shan caruur oo kayar da’da 10ka sano ay lix bil kahor kasoo barakaceen Deegaanka Balli-cad oo Caabudwaaq Dhanka waqooyi galbeed kaxiga masaafo dhan 18KM, barakacooda ayaa yimid kadib marki ay ka la’deen 150 neef oo ari ah iyo 20 geel ah oo ay dhaqan jireen,

waxaan waydiiyay waxa ay ku ogaadeen in hooyadeed ay ugeeriyootay nafaqo Darro iyo sababta ay isbitaal ukeeni waayeen maadaama deegaanka uu ka jiro isbitaal lacag la’aan loogu daweeyo dadka nafaqa daradda ay hayso.

“Calaamado waxaan ku aragnay cagaha iyo gacmaha ayay ka barartay, wadnaha way ka xuurtoonaysay, cunto 10 maalin kahor baa ugu dambaysay, anaga dad reer baadiyaa nahay oo halkaan dad kama naqaano isbitaalka gaari aan ku tagno ma helin tagsiga wuxuu kugu qaadayaa 5dollar ama 4dollar wax gaari hay’ado oo noo yimidna ma arag”. ayay tiri hooyo Canab.

Nafaqa-darrada xoogeeda ayaa deegaanka lagu arkay Seddexdii bil ee ugu dambaysay oo ay dhaqaatiirtu ku sababayeen in Abaaraha laga dhaxlay iyadoo dadku ay heli waayeen wixii nafaqada lahaa ee la heli jiray Sida Caanaha iyo hilibka xoolaha.

Cumar Siciid C/raxmaan

Previous Post

Dad nafaqa-darro ugu dhintay duleedka Caabudwaaq

Next Post

QIIMAHA XOOLAHA EE SUUQYADA SOOMAALIYA QAARKOOD

Related Posts

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 14, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Ceelal qalalay oo biyo la’aan dhigay qoysas ku nool gobolka Sool

April 3, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QIIMAHA XOOLAHA EE SUUQYADA SOOMAALIYA QAARKOOD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-APR-2026

IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo